Gudiga Cisbitalka Guud Gobalka Gedo oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha Isbitaalka.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka DFS ayaa waxay kormeer ku tageen dhismaha Isbitaalka guud ee Gedo Regional hospital kaasi oo dhismihiisa ay ka socoto degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Xildhibaanada ayaa kormeerka waxaa ku wehlinaayay guddiga dhismaha isbitaalka iyo culimada degmada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here