Dhallinyarada Degmada Boondheere Oo Loo Furay Tababar ku saabsan Technology-yadda.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar kan oo ku saabsan Technology-yadda casriga ah ayaa loo qabtay dhalinyarda Degmada Boondheere, Tababarkan ayaa u jeedkiisu ahaa in dhalinyarda ku bartaan adeegsiga Technology-yadda Waxaan soo qaban qaabisay Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here