Dood Cilmiyeed ku saabsan ka qeyb galka Haweenka Golaha Deegaanka oo Baydhabo lagu qabtay.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan dood cilmiyeedka ahaa ayaa waxaa ka soo qeyb galay haween ka socday ururada ka jira degmada Baydhabo, siyaasiin, odiyaal dhaqmeed iyo qaar ka mid ah bulshada ray’idka ee magaalada Baydhabo.

Dood cilmiyeedka ayaa waxaa diiradda lagu saaraayay ahamiyadda Haweenka ay u leedahay ka qeyb galka iyo Matalaada Golaha Deegaanka iyadoo qaar ka mid ah degmooyinka KGS, laga hirgaliyay golaha degaanka qaar kalena ay dhiman yihiin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here