Magaalada Baraawe Oo Laga Bilaabey Bixinta Sabar Loogada Dhulalka.

0
196

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad lagu dah-furaayay bixinta Sabar loogada rasmiga ah ee degmada Baraawe ayaa lagu qabtay degmadaasi, waxaana dah-furka ka soo qeyb galay mas’uulin ka tirsan maamulka KGS.maamulada degmada Baraawe iyo qeybaha kala duwan ee degmada Barwwe.

Gudoomiyaha maamaulka degmada Baraawe Liibaan Abuukar Cusmaan ayaa ka warbixiyay dah-furka sabar loogada iyo muhiimadda ay leedahay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here