Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo wadda Qorshe kor loogu qaadayo Tayada Waxbarashada Gedo

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiiru dowlaha Wasaaradda waxbarshada Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Xaaji Cabdullahi oo ku sugan gobolka Gedo ayaa ka warbxiiyay heerarka waxbarshado ee ka jira degmooyinka Gedo kuwasi oo aan heli adeegyadii waxbarasho, wasiir ayaa sheegay in waxbarshada Geedo ay tahay mid u bahan horumarin iyo inay ka jirto baahiyo kala duwaan oo dhanka goobaha waxbarshada ah asagoona tilmaamay in ka wasaarad ahaan ay wadan qorshayaal wax looga gabanayo baahiyaha ay gabaan bulshada dhanka waxbarashada ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here