Macalamiinta Baydhabo Oo Ka hadlay isbedelka Lagu Sameeyay Jadwalka maalmaha waxbarashadda iskuullada.

0
208

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aragtiyo kala duwan ayaa ka soo baxaya bahda Waxbarashada iyo Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo taasi oo ku aadan 6’da maalin ee laga dhigay Waxbarashada Dugsiyada KG taasi oo lagu soo daray maalinta Khamiista, waxaana si toos ah dhawaan u shaacisay Wasaaradda Waxbarashada KGS.

Fikir ahaan maclamiinta Dugsiyada Magaalada Baydhabo ayaa ku kala duwan iyadoo ay ku badan yihiin macalamiinta maalintaan dheeriga ku tilmaamay in ay tahay wax aqabad ku noqon doonto macalamiinta iadoo qaarkood maalmaha Khamiista iyo jimcaha ay dhigtaan Jaamacado haljka qaar kalena ay dhigaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here