Xafiisyo Loogu Adeego Bulshada Oo Laga Hirgeliyey Xaafada Bardaale Magaalada Baydhabo

0
159

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo waxay ku guuleysatey Hirgalinta Adeeg daadejinta Dowladeed taas oo Qeyb ka ah Howlgalinta Qaar kamid ah Xafiisyo cusub oo ay ka howlgalaan Maamulada Xaafadaha Degmada iyo Shacabka .

Xaafada Berdaale oo kamid ah 10 kaXaafadood ee Degmada Oo Xafiis cusub Laga hirgeliyey kaasi oo Maamulka iyo Shacabka Xaafada ay ku wadashaqeyn doonaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here