Howlgal Wado Lagu Baneenayo Oo Laga Fuliyey Suuqa Hargeysa.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dawlada Hoose ee Caasimada Hargeysa ayaa waxay bilawday Howlgal waddo Banayn ah oo ka fulisay Suuqa Gobonimo ee Hargeisa,Hawl-galkan waxa lagu burburiyay sandaqadaha,miisaska iyo Waxyaabo kale oo wax u dhimaya bilicda Caasimada oo ku teedsanaa wadada dhexedeeda.

Ganacsatada wax ku iibinaysay Suuqaasi ayaa waxay soo dhaweyeen in la furo waddoyinka kuwasi oo markii hore ay ahayeen Cariiri oo looga cabsi qabay hadii ay wax dhacaan aysan jirin waddo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here