Indhafiiqis lacag la,aan ah Oo Loo Sameeyey dad danyar ah ku nool Muqdisho.

0
193

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)ku dhawaad kun qof oo danyar ah ayaa ka Faideysan doonan indha Fiiqis lacag la,aan kaasi oo socon doona Muddo Todobaad ah Waxaana fulinaysa Wasaarada Caafimadka Xukumada Federalka Soomaaliya halka oo Maalgelinayo Bankiga Horumarinta Islaamka.

indhafiiqista lacag la,aanta ayaa waxaa la qorshenaya in si guud looga fulinayo Magaalooyinka Moqdishu,Baraawe iyo Luuq.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here