Xuska Todobaadka Naas-nuujinta Oo Muqdisho ka bilaawday

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS H.E Dr Ali Haji Aden oo ka qeyb galay xuska Todobaadka Naas-nuujinta ayaa waxaa oo sheegay in muhiim ay tahay in Waxyaabaha naasnuujinta ilmaha ka jaray caanaha la xaysiinaayo laga hortago.

Wasiirka ayaa dhinaca kale tilmaamay in Naas-nuujinta ka qeyb qaadataa nafaqasiinta Caruurta sidaas darteed sheegay in adkeynaynaa goob kasta oo shaqo in laga sameeyo meel u cayiman in Hooyadu Caruurteeda ku Nuujiso

.Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here