Dadka Baahiyaha Gaarka qaba Oo Burco Loogu qeybiyey agabyo kala duwan.

0
245

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Naafada Somaliland ayaa magaalada Burco ee Gobolka Togdheer uga qaybiyey agabka isugu jira baabuurta iyo biraha dadka naafada ah ay ku socdaan kuwaasi oo baahi weyn u qabey in agabkaas laga taageero

Guddoomiyaha Ururka Naafada Somaliland Daahir jaamac ayaa ugu baaqay Bulshada inay taageeraan dadka Naafada maadama ay yihiin kuwa nugul

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here