Fasalo Lagu Kor dhinayo iskuulka Degmada Doolow Oo La dhagax dhigay

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Doolow Waxay kamid tahay Deeganada hada ka soo koobanaya dhiibatada Burburka dalka ka jiray gaar ahaan goobaha Waxbarashada, Maamulka Degmada Doolow ayaa marar badan soo gudbiyey cabasha ku saabsan sidii loo heli lahaa goobo Waxbarasho oo baahan Bulshada halkaasi ku dhaqan.

Iyadoo laga Jabaabayo baahida Bulshada ayaa la dhigax dhigey 3 fasal oo lagu kordhinayo iskuulka Degmada Doolow waxaana Munaasabada dhagax dhiga goobjoog ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaraada Waxbarashada Maamulka Jubaland.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here