Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad Sanad Dugsiyeedka 2022/2023 Gobolka Banaadir Oo La Shaaciyey

0
220

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabada Shaacinta Natiijada ayaa waxaa Goobjoog ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023 oo sanadkan ay u fadhiisatay 31,372-Arday oo ka kala socda 76-xarumood iyo 1,592 fasal oo dhamaantood kamid ah dugsiyada Gobolka Banaadir.

Agaasimaha guud ee waxbarashada Gobolka Banaadir Dr. Cabdifitaax Bare ayaa natiijada shaaciyay inta baastey iyo inta gudubtey

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here