Deegaanka Geedweyne Oo Laga dhagax-dhigey Mashruuc biyo gelin ah

0
174

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan Biyo gelinta ah iyo Ceelbiyoodka ayaa waxaa loogu tala galay in ay ka faa’ideystaan Bulshada ku nool Deegaanka Geedweyne maadama halkaasi ka jirto Biyo yari

Dhagax-dhigga mashruucan waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan Xildhibaano ka tirsan Baarlamnka JFS, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubaland ,maamulka Gobolka Gedo, kan Degmada Doolow iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada deegaanka Geedweyne.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here