Degmada Beledxaawo Oo Laga dhisayo Garoon Diyaaradeed

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhismaha garoon diyaaradeed oo ay yeelan doonta degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa maamulka degmada Baledxaawo faray in ay qorsheeyaan halka ku haboon garoonka muddo 14 maalmo gudahooda iyadoona maalmahaasi gudahooda ku sheegay in lagu dhagax dhigo doono.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here