Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyey Dadka Baahiyaha Gaarka qaba ku nool Muqdisho.

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar ku qaabilay ku dhawaad boqol qof oo ka mid dadka baahiyaha gaarka qaba, kuwaas oo la gudoonsiiyay deeq raashin ah oo loogu talagalay in ay nolashooda kuu maareeyaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here