Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan Looga hadlaayay Xoojinta La Socodka Arimaha Xuquuqda Caruurta Soomaaliya ayaa waxa kaso geyb galay Wasiiro,Xillibano,Hay,adaha u dooda Xaquuqda Carrurta iyo Bulshada Rayidka waxaana si gaar ah looga hadlay Askareeynta Carrurta inay helaan Waxbarsho iyo sidii loo illaalin lahaa Xaquuqdooda.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar