Barakacayaasha Magaalada Muqdisho Oo Laga Wacyigelinayo Gudniinka Fircooniga

0
200

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’ada Ifrah Foundation oo taageero ka helaysa Global Media campaign waxay wacyi-galin ku saabsan Gudniinka Fircooniga gabdhaha ka sameysay qaar kamid ah kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Muqdisho.

Wacyi-galinta ayaa waxaa ka qeyb qaatay kuwa ku soo barkacay kaamamka Magaalada Muqdisho iyagoona laga wacyi-galinaayay dhibaatooyinka uu leeyahay gudniinka Fircooniga.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here