Daam biyood Laga Hirgeliyey Degmada Faraweyne Oo Xariga Laga Jarey.

0
155

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uulinta Wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha Soomaaliland ayaa Xarigga ka jaray Daam biyood Wasaaradda ka hirgalisay Degaanka Magaalo Muumin oo hoos tagta Degmada Faraweyne.

Xarag jarka ayaa waxaa goob-joog ahaa Agaasimaha Wasaaradda Horumarinta kheyraadka biyaha Soomaaliland,Maamulka Degmada Faraweyne iyo qaar kamid ah dadka Degaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here