Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay wadooyinka Magaalada Baydhabo.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka tobonka xaafadood magaalada Baydhabo iyo qaar ka mid ah hooyooyinka ayaa waxay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen bilicda iyo nadaafadda guud ee magaalada Baydhabo.

Barnaamijkaan oo looga magac daray maalmaha ololaha nadaafadda magaalada Baydhabo ayaa uljeedkiisa wuxuu yahay sidii loo heli lahaa degaan nadiif ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here