Qoysas Ku Soo Barakacay Degmada Xudur Oo Deeq Raashiin ah la gaarsiiyay.

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda FATAAX BAKOOL FOUNDATION aya ku dhawaad 30 Qoys oo dhowaan ka soo barakacay degmada ceelberde, xili xiligaan ay ku nool yihiin Xudur ugu qaybisay Deeq Raashiin ah oo ka koobnaa Bariis, sankor iyo saliid, Deeqdaan ayaa aheyd mid ay soo dhiibteen Walaalo Muxsiniin ah Ayadoo hay’adda ay wakiil ka aheyd.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here