Mashaariic laga fulin doono Baraawe Oo Lagu wareejiyay Shirkadihii ku guuleystay.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Caasimadda Dowladda KGS ee Baraawe waxaa ka qabsoomay munaasabad lagu wareejinayay dhismaha wadada Garoonka Diyaaradaha iyo Xarunta TB-da ee magaaladaas, waxaana lagu wareejiyay shirkadihii ku soo guulaystay dhismaha goobahaas si ay ugu hawlgalaan.

Mashruuca oo ah Mashruuca ka soo Kabashada Xasaradaha ee Soomaaliya (SCRP) oo hoos taga fulinta howshan Wasaaradda Maaliyada XFS Waxaana maalgelinaya Bankiga Aduunka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here