Mashariic Waxbarasho Laga Hirgeliyey Magaalada Bosaaso Oo Xariga Laga Jarey

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Taclinta sare ee DPL Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana ayaa xariga ka jaray Dhismaha Dugsiga Hoose dhexe ee Saluxudiin iyo dhismayaal lagu kor dhiyay Dugsiyadda sare ee kala ah Dugsiga Sare Boosaaso iyo Dugsiga Sare ee Iftiin.

Dugsiga Sare ee Boosaso Public Secondry waxaa laga dhisay Qol computer Lab ah halka Dugsiga Iftiin loo dhisay xarun u gaar ah Gabdhaha,Mashaariiicdan ayaa kamid ah mashruuca Waxbarashadu waa Iftiin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here