Jadwalka Maalmaha Waxbarashada Iskuulada KG Oo is bedel lagu sameeyay

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Warqad ka soo baxday Wasaarada Waxbarshada KG ayaa aheyd mid lagu Wargelinayaay dhamaan Maamulada Dugsiyada Waalidiinta iyo Bahda Waxbarashada in dib loo dhigay Furitaanka Sanad Dugsiyeedka 2023/2024 Waxayna Wasaarada Waxbarshada Furitaanka Sanad Dugsiyeedka Ka dhigtay 2 Sept 2023 halka markii hore ay aheyd Bisha Augost 2023, Halka maalmaha Waxbarashadana lagu soo kordhiyey maalin dheeri oo ah Khamiista ah waxay taasi ka dhiigaysaa in Sabti ilaa Khamiis la dhigto Iskuulada.

Warkung Waliba nig haayte Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here