Kulanka isku dubaridka iyo Kor joogteynta mashaariicda KG Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha KGS ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Wasaarada Qorsheynta KGS,Waxaana ka soo qayb galay Mas’uuliyiin ka socday Ha’yada UNICEF,Agaasimiyaasha Wasaarada Arinaha Gudaha Haweenka.

Shirkan ayaa waxaa dirada lagu saaray in dib u eegis lagu sameeyo Shaqooyinkii la soo qabtay lixdii bilood ee la soo dhaafay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here