Madaxweynaha Galmudug oo Xariga ka jaray Mashaariic laga hirgaliyey Dhuusamareeb.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashaariicda laga Xariga jarey Magaalada Dhuusamareeb ayaa kala ah, Suuq Si Casri loo dhisey iyo wado isku xirta Airport ka Magaalada,kuwaas oo Muhiim u ah Bulshada ku nool Galmudug gaar ahaan Dhuusamareeb.

Munaasabadaha lagu Xarig jarayay Mashaariicdaas ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madaxweynaha Galmudug, Wasiiro Xilibaano, Maamulka Degmada iyo Qeybaha kala duwan Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here