Dhalinyarada Deegaanka Cabdalle Biroole Oo Codsaday in loo dhiso Garoon ay ku Ciyaaraan.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Cabdalla Biroole Oo 45KM u jira Magaalada Kismaayo oo ku nool yihiin Bulsho fara badan kuwaasi oo ku yar helitaanka adeegyada Bulshada muhiimka u ah gaar ahaan dhalinyarada Deegaankas oo aysan Garoon ay ku ciyaaraan taa bedelkeedana ay ku ciyaaraan dhul banana ah oo ay ka muuqato daruufo kala duwan.

Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool Deegaanka Cabdalla Biroole ayaa Maamulka Jubaland iyo DFS Ka Codsadeen in loo dhiso Garoon Kubada Cagta ay ku ciyaaraan maadama ay hada caqabada badan ay kala kulmaan meelaha ay ku ciyaaraan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here