Dowlada KG Oo Wada dadaalo Shaqa Abuur loogu sameynayo Dhalinyarada Xirfadleyda ah.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacadaha Dalkeena Soomaaliya waxaa sanad kasta ka soo baxa da’yar badan oo aqoonyahano ah, kuwaasi oo markii ay ka soo baxaan waxbarashada ay soo waajahdo shaqo la’aan balaaran, Laakiin dhalinyarada ka soo baxay jaamacadaha ayaan heysanin Xirfaddo ay ku mareeyaan Noolashooda

si taasi meesha looga saro wasaarada Dhalinyarada iyo cayaraha DGKGS waxay wadaa dadaalo lagu yareeynayo Xirfad la,aanta dhalinayarad waxay sanad kasta Wasarada ay Xirdahaha aasasiga ay siisa in ka nadaan 2 kun oo dhalinyarada waxana sidaasi yiri Maxamed Cusmaan oo Ah Agaasimaha wasarada Dhalinyarada iyo caayaraha KG.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here