Iskuul laga dhisey Deegaanka Shiiqaaley Oo Xariga laga jarey.

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismaha Iskuulkan ayaa waxa iska kaashadey Maamulka Deegaanka Shiiqaaley iyo Shacabka si Bulshada halkaas ku nool u helaan waxbarasho.

Wafdi ka socdey wasaarada Waxbarashada Galmudug Dalada waxbarashada ee Baraaruk Maamulka Gobolka Galgaduud iyo Kan Degmada Dhuusamareeb ayaa haalkasi u gaarey si qeyb uga noqdaan Furitaanka Iskuulka iyo sidii loogu wareejin lahaa Dalada Baraarug oo ka shaqeyneysa Horumarinta Waxbarashada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here