Xaruumaha Caafimaadka Oo Loogu Baaqay tababar baraatiko inay siiyaan Ardayda caafimaadka barata.

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barashada Caafimadka waxay ka mid tahay kuliyada ugu faca weyn uguna wax tarka badan guud ahaan caalamka, waana qeyb ka mid ah adeegyada aasaasiga bulshad, Dhalinta soomaaliyeed ee ku jira waxbarashada ayaa ah kuwa ku baadan Barashada kulliyada marka loo eego kulliyada kale ee lagu barto goobaha waxbarshada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here