Shirwaynaha u Qareemidda Gabdhaha ka qayb galka Siyaasadda Oo Garoowe Lagu qabtey

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirwaynaha u qareemidda gabdhaha ka qayb galka Siyaasadda iyo xaqiijinta 30% ee Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa loogu doodayay sidii Haweenka Puntland u heli lahaayeen qoondada ay ku leeyihiin Kuraasta Mataalada sida Barlamaanka Wasiirada iyo Maamulada Degmooyinka.

Shirwaynaha u qareemidda gabdhaha ayaa waxaa soo qeyb galay Haweenka ka kala socdey Hey’addaha Dowlada kuwa Maxaliga iyo qeybaha kala duwan Bulshada si halkaasi loogu soo Bandhiga Caqabadaha iyo Fursadaha ay heystaan Haweenka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here