Ganacsatada Soomaaliya Oo Looga digey in aysan dalka keenin Raashin dhacay.

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Jibriil Cabdirashiid oo ka hadlayay daahfurka iyo dhaqangelinta heshiiska hubinta waafaqsanaanta shixnadda hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed ee tayada badeecadaha ay leedahay ayaa waxa oo sheegay inay muhiim u tahay shacabka Soomaaliyeed isla-mar-ahaantaana ujeedkeedu yahay in badeecadaha dalka soo galaya ay waafaqaan halbeegyada tayodhowrka ee dalka gaar ahaan kuwa gobalka iyo kuwa caalamiga ah, waxaana uu carabka ku dhuftay in ka Wasaarad ahaan ay ka go’an tahay horumarinta ganacsi xalaal ah, ilaalinta caafimaadka dadka iyo deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here