Magaalada Hargeysa Oo Laga dahfuray Ololaha Far-barashada.

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Waxbarashada Somaliland iyo Jaamacada Alfa ayaa si wada jir ah xarunta jaamacada uga qabtey furitaanka ololaha farbasharada oo Wasaarada waxbarashada ay wado.

Barnaamijkaan furitaanka ololaha fara barashada ayaa ah mid looga tala galey in ay ka faa’iideystaan bulshada qeyabaheeda kala duwan ee ku kala nool miig iyo magaalo ee degaanada Somaliland.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here