Kulanka Ansixinta Hindise Sharciyeedka Machadka Qaran Dowladaha Hoose oo Muqdisho lagu dah-furay.

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Saadaad Maxamed Nuur Caliyow oo daahfuray Kulanka Ansixinta Hindise Sharciyeedka Machadka Qaran ee Dowladaha Hoose ayaa ka hadlay sida ay muhiim u tahay Ansixinta Hindise Sharciyeedka Machadka.

Wasiir Dowlaha Saadaad Maxamed ayaa waxaa uu sheegay in Hindise Sharciyeedka ujeedkiisu uu yahay In la helo Machad gaar u ah dowladda hoose, oo ku dhisan hannaaka federaalka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here