Wasaaradda Howlaha guud Dalka Oo Wada Qorshe Warshado looga dhisayo meelo ka baxsan Muqdisho

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Warshaduhu waa illo dhaqaale oo muhiim ah, Wadanka warshado badan leh dhaqaalihiisu wuu sareeysaa, Dawladda waxay helaaan canshuur badan oo dhaqaaleheeda aad u dhista.

Wadanka Soomaaliya in kastoo ka mid yahay dalalka dunida 3aad ee soo koraya, ka hor burburkii dowladii hore ee Siyaad Barre wadanku wuxuu lahaa warshado badan oo wax soo saara.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here