Dhismaha Taalada Degmada Waajid Oo La dhagax dhigey.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Waajid Uu Horkacayo Guddomiyaha Degmda Wajid Mohamed Moallim Yusuf Ayaa Dhagax-Dhigay Aargada Magaalada Waajid ee Gobolka Bakool, Dhisida Argadan Ayaa Iska Ka shaday Maamulka Degmada Waajid Iyo Ururada Bulshada Magaalada Waajid.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here