Beeraleyda Baydhabo Oo Loo qabtey Tababar ku saabsan hab Beerashada Wanaagsan.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bandhigan ay sameyeen Wasaarada beeraha KGS iyo Shirkada Beeraha (CSET) ayaa waxa loo gabtay ku dhawaad 900 beeraleey kuna mideysan iskaashatada beeraleyda ayaa waxa laguna soo bandhigayay Qaabka Ugu Haboon Beerashada Dalaga kala duwan ee Beeraha iyo kala duwanaashaha abuurka ay beertan.

Beeraleyda Magaalada Baydhabo ee ka soo qeyb galay ayaa waxay soo bandhigeen abuurka ay ku guuleysteen inay ku beeran beeraha iyagoo ay ahaayeen kuwa tijaaba ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here