Agab Waxbarsho Oo la gaarsiiyey Deegaanka Labidheer Ee Degmada Guriceel

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardayda Jaamacadda Golden faraceeda Guriceel Ayaa agab wax-barashada Gaarsiyayay Degaanka Labidheer oo Qiyaasti Guriceel u Jira 20 KM dhanaka waqooyi.

Dadka deegaankaan oo aad u soo dhoweeyey una bogaadiyey shaqada dhalinyradaan , ayaa ka codsaday cid kasta oo ay quseyso in ay ka caawiyaan helidda adeegyada Waxbarasho iyo kuwa Caafimaadba si deegaanada u noqdaan kuwo leh adeeg_yadii aasaasiga ahaa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here