Xarunta Hal-Abuurka dhalinyarada Oo Lagu Dah-Furey Magaalada Muqdisho

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruunta Hal-abuurka dhalinyarada ayaa ah xaruun ay Hirgelisey jaamacada banaadir ayaa waxaa daahfurkeeda ka qeyb galey wasiiro xildhibaano jaamacadaha bangiyada ,ururada bulshada raiyidka iyo marti sharaf kale.

Ujeedada xaruntaan loo hirgeliyey ayaa ah sari u qaadida awooda xirfadeeda ee dhalinyarada soomaliyeed gaar ahaan ardeyda dhigata jaamacada banaadir.

Warkung aliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here