Maamulka Isbitaalka Cabdalle Biroole Oo ka waramey Qalab yaradi ka jirta Isbitaalka.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Cabdalle Biroole oo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka xiga dhanka koonfur galbeed una jira 45KM ayaa ah deegaan soo koraya kaas oo dhawrkii sano ee u danbaysay laga sameeyaay hormaro kala duwan oo ku saabsan dhinacyada Caafimaad.

Maamulka isbitaalka Cabdalle Biroole ee galbeedka ayaa ka warbixiyey baahiyaha ka jira isbitaalka ee waxqabadka u baahan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here