Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada Soomaaliya ayaa inta badan Waxaa la Sheegaa in ay Bulshada ka yihiin 75% sidaa darteeda waxaa marwalba ay laf dhabar u yihiin Bulshada. Hadaba Sidee Dhalinyarada Soomaaliyeed Gaar ahaan Dhalinyarada KG Uga qeyb qaadan Horumarinta Nabadda waqtigaan Soomaaliya ay u baahan tahay
Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Degmada Baydhabo Isxaaq Xasan Maxamed ayaa waxa uu ka hadlayaa Doorka ay dhalinyarada ka qaadan karaan Nabadeynta Soomaaliya gaar ahaan KG.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady