Shacabka Deegaanka Jeexdin Ee Gobolka Galgaduud Oo Codsadey in Loo dhiso Ceel biyoodyo

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Iyo Bulshada Degaanka Jeexdin ayaa cabasho ka Muujiyay Biyo La’aan ka taagan degaankaasi, kadib markii uu cusbo isku badalay Ceelkii Deegaankaasi

Sida ay sheegeen ceelkan oo ku keli ahaa deegaanka ayaa waxaa ay Shacabka deegaanku ku qabaan dhibaato kadib markii dadka iyo duunyaduba isticmaali waayeen biyaha ceelka waxaana ay baaq udireen maamulka galmudug.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here