Beeraleyda Jubbaland Oo dalbadey in laga taageero Agabka Beeraha.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubada hoose ayaa ah mid Bulshada Ku dhaqan deegaankasi ay ka Faa’ideysanayaan Wax soo saarka Beeraha, ayagoo ay beeraha ku Beerteen Dallagyada kala duwa ee aad u isticmalaan Bulshada Soomaaliyeed.

Beeraha Cabdalla Biroole ayaa ah Beer roobeedka waxayna dowlad goboleedka jubbaland ka codsadeen inay ka cawiso qalabka si ay u kordhiyaan wax soo saarka ay ku maareyaan noolashooda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here