Dowlad Goboleedka Puntland Oo Hurumarineysa Xirfadaha Dhalinyarada Reer Gardafuu

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasarada Shaqada iyo Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dowlad Gobolledka Puntland Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim oo la hadlayay Dhalinyarada ku nool Gardafuu ee Puntland ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay diyaar u yihin Hurumarin iyo tayayn ay ku samaynayaa Dhalinyarada Reer Gardafuu asagoona sheegay inay u dhisyaan Xarumaha u gaar ah iyo Ururka dhalinayarada Gardafuu

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here