Dhismaha Xarunta Waxqabadka Mashruuca Biyo Gelinta Oo Baydhabo Laga dhagax dhigey

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucaan Laga dhigey Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay, ayaa ah Mid aad u weyn oo noocya badan isugu jira, Sida Bakhaar lagu geydiyo Agabyada Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Laabka Biyaha Caafimaadkooda lagala socdo, dhisida Ceel badan, dhamaantoodna laga hirgelin doono Magaalada Baydhabo si Bulshada KG Loogu Faaideeyo.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda KG Iiman Cali Cabdi ayaa Dhagax dhigay Xarunta Waxqabadka Mashruuca Biyo Gelinta Magaalada Baydhabo,Munaasabada dhaga dhiga Mashruucan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Dekedaha iyo Gadiidka Badda KG iyo Madax ka socotay Hay’adda IOM.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here