Wasaarada Caafimaadka KG Oo wada dadaalo lagu Hirgilinayo Bangiyo Lagu keydiyo Dhiigga

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Soomaaliya ay ku jirto Marxalad dib u dhis maadama ah mudo sodon sano ka hor ay Burbureen dhamaan Adeegyada Bulshada ay heli jireen,Soomaaliya ayaa hada waxay aysan lahayn Bangi dhiiga Lagu keydiyo gaar ahaan Deeganada KG, Marka ay dhacaan Xaalado Deg deg ah aan si fudud lagu helin dhiigaga loo baahan yahay si loo badbaadiyo Bukaanada xiligaas u baahan.

Abdarashiid Abdaqadir Bujeydi Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Guud iyo Xakameynta Cudurada ayaa sheegey in Wasaarada Caafimaadka dhawaan hirgelin doonto laba Xarun oo dhiiga lagu keydin doono.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here