Rugta Ganacsiga KG Oo ku Baaqey in laga qeyb qaato dhismaha Dekadda Magaalada Baraawe.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhawaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa lagu qabtay shir wada tashi ahaa kaasi oo ka qeyb galay mas’uulin ka tirsan maamulka KGS, sida wasiiradad ganacsiga, Dekadaha iyo warshadaha iyo ganacsato ka kala socdeen sedaxda gobo lee KGS.

Shirkaasi oo intiisa badan looga hadlaayay dhismaha dekadda Degmada Baraawe iyo sidii ganacsatada KGS uga qeyb qaadan lahayeen ayaa waxa lagu sheegay in muhiim aad ah uga leedahay ganacsatada KGS dekaddaasi Baraawe iyo in is bedel weyn oo dhinaca dhaqaalaha ah ku imaan doono guud ahaan ganacsiga KGS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here