Farsama yaqaan Sameeya Gaadiidka Ee ku nool Degmada Xudur Oo La yimid Hal Abuur.

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Daahir Maxamed Guuraw waxaa uu kamid yahay farsamo yaqaanada dhinaca gaadiidka ah ee ku nool Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool, Daahir waxaa uu ka xamaashan jiray sameynta gaadiidka kala duwan ee ka shaqeysa gobolkaasi.

Daahir oo mudo waayay gaadiid uu sameeyo ayaa waxaa uu bilaawey in Mooto 3 lugood ka shaqeysto isagoona mootadiisa isbedl weyn ku sameeyay sida uu sharxaayo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here