Laamaha Amniga Soomaliland oo gacanta ku dhigay waxyabaha maanka dooriya.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Howlgan Ay Sameeyeen Ciidanka Booliska Soomaaliland ayaa waxaa lagu soo qab qabtey Kartoomo ay ku jireen Qamri oo Mamnuuc ahaa Soo gelintiisa, waxaana Lagu Bandhigey Degmada Burco iyadoona xabsiga la dhigey Eedeysane loo heystey inuu isagu wadey Qamrigaan.

Taaliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Ayaa waxa uu ka warbixiyey sida ay ku soo qabteen Qamrigan, dhanka kale Digniin u direy dadka soo giliya Waxyaabaha Maanka Dooriya halkaasi ay sharci la tiigsan doonaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here