Dhalinyarada Baydhabo Oo La barayo Xirafada Hogaamineed ee Dhalinyarada.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Gobolka Baay Abdifatah Maxamed Ibraahim ( Piano) ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku daahfurey Tababar ku saabsan Xirafada Hogaamineed ee Dhalinyarada iyo sidii Is badal usameyn lahaayeen Dhalinyaradda KGS.

Tababarkan oo uu soo qaban qaabiyey Ururka Dhallinyarada KGS, kaasi oo loo qabtey Ururada Dhalinyarada qeybahooda kala duwan ee magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here